BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Is-af-garanwaaga u dhaxeeya Maraykanka iyo Iiraan oo weli sii socda iyo arrimaha ay isku mari la' yihiin
Hogaamiyaha Sare ee Iiraan ayaa soo saaray amar ah in aan diabadda loo dirin kaydka uranium-ka aadka loo tanaadiyey ee ku dhow heerarka militariga, sida ay wakaaladda Reuters u sheegeen laba ilo oo sare oo Iiraan ah.
TOOS, Marco Rubio - Horumar ayaa laga sameeyay wada-hadallada Iran
Wasiirka arrimaha gudaha Pakistan Syed Mohsin Naqvi ayaa Tehran kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda Iiraan Abbas Araqchi.
Sahan cusub oo lagu ogaaday in mid ka mid ah 3dii jawaab bixiye ay xarumaha warbaahinta kala kulmaan dhibaato galmo
Daraasaddan cusub oo ka hadlaysa 21 waddan oo ku kala baahsan Afrikada Saxaraha ka hooseysa, gobolka Carabta iyo Aasiya iyo sidoo kale Ukraine ayaa maanta la sii daayey
Iiraan oo sheegtay in ay ballaarineyso aagga ay maamusho ee marin biyoodka Hormuz
Dowladda Iiraan ayaa soo bandhigtay khariidad cusub oo ay ku doodeyso dhulka ay aaminsan tahay inay xaqa u leedahay.
Dibi lagu naanayso "Donald Trump" oo xiddig ka noqday baraha bulshada
Sida ay sheegtay wakaaladda wararka AFP, dibigan oo leh timo dahabi ah waxaa lagu naaneysaa “Donald Trump” sabab la xiriirta qaabka timihiisa.
Yaa ilaaliya maraakiibta Gacanka iyo Badda Cas?
Dalalkaas 26-ka ah ayaa bayaan wadajir ah oo ay soo saartay Wasaaradda Gaashaandhigga ee Ingiriiska ku sheegayn in ay taageerayaan hawlgalkaas oo ujeeddadiisu tahay ilaalinta badqabka maraakiibta
Maxay tahay inaad cunto iyo inaad iska ilaaliso si aad hurdo macaan u hesho habeenkii?
Waxa aad cuntid iyo waxa aad cabtid waxa ay sidoo kale si weyn uga qayb qaadan karaan hurdo nasasho leh.
Sheekada gabdho uu kufsaday Sheekh Qur'aan saarayey
Cabdul Xaliim Khaan wuxuu gabdhaha yaryar u sheegi jiray inay u baahan yihiin “in laga daweeyo xanuunnada ruuixga ah”. BBC-da ayaa la hadashay laba ka mid ah dhibbanayaasha oo ka warramay wixii ay la kulmeen.
5 dal oo Afrikaan ah oo liitarka shidaalka ku iibiya wax ka yar qiimaha koobka shaaha ama xabadda jabaatiga
Meelaha qaar litirkii ayaa u dhigma 52 shilinka Tansaaniya ah ama 3 shilinka Kenya ah oo xitaa aad uga yar koobka shaaha ama xabbadda nacnaca.
Soomaaliya oo cambaareysay safaaradda ay Somaliland ka furanayso Quddus
Arrintan ayaa timid ka dib markii ay Somaliland sheegtay in ay safaarad ka furanayso Quddus. Quddus waxaa ku yaalla oo kaliya 7 safaaradood
Georgia Meloni: Kabalyeeri (adeegto maqaayad) ilaa Ra'iisul wasaaraha Talyaaniga
Meloni ma awoodin in ay gasho jaamacad lacag la'aan darteed, sidaas darteed waxa ay ku baratay luqado kala duwan kulliyad maxalli ah.
Mareykanku ma hub ayuu u diray dibadbaxayaasha Iran isagoo adeegsanaya Kurdiyiinta?
Ka hor dagaalka, Axios ayaa sheegtay in Netanyahu uu Trump ku qanciyay in Kurdiyiintu ay noqon karaan awood muhiim ah oo lagu wiiqo Iran
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 22 Maajo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 22 Maajo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 21 Maajo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 21 Maajo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

























































