BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Iiraan oo sheegtay inay ‘aad uga fog tahay’ heshiis nabadeed oo ay la gaarto Maraykanka, iyadoo Marinka Hormuz mar kale la xiray
Guddoomiyaha baarlamaanka Iraan, Mohammad Bagher Ghalibaf, ayaa sheegay in inkastoo "horumar laga gaaray" wadahadallada lagu soo afjarayo dagaalka kala dhexeeya Maraykanka, haddana labada dhinac ay wali "ka fog yihiin doodaha ugu dambeeya".
Warrarkii ugu dembeeyey ee marinka Hormuz oo Iiran mar kale xirtay, xilli maraakiib la weeraray
Xiritaankan ayaa yimid xilli ay soo baxayaan warar sheegaya in maraakiib ku sugnaa marinka dhexdiisa ama u dhowaa, oo ku jiro Markab booyad shidaalka qaada ah, ay Teheran beegsatay maalintii Sabtidii.
Dal ku yaalla yurub oo tuuray Laab-toobyadii ay ardayda wax ku baran jireen dib-na ugu laabtay Buugga iyo Qalinka
Dowladda Sweden ayaa u ololeynaysav in dib loogu laabto isticmaalka buugaagta , waraaqaha, iyo qalinka dugsiyada dalkaasi, iyada oo ujeeddadu tahay in la joojiyo hoos u dhaca heerarka akhris-qoraalka.
Malaayiin qof oo dhegeysanaya heesta cusub ee xiddigga Itoobiya taasoo uu ku durayo dowladda
Fannaanka ugu weyn dalka ee Teddy Afro ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay midnimo la’aanta dalka ka jirta xilli uu soo saaray album cusub.
Cawaaqibta caalamiga ah ee dagaalka Iran: Billowga xilliga cusub ee tartanka nukliyeerka?
Tan iyo weerarradii Mareykanka iyo Israa'iil ay ku qaadeen Iran dabayaaqadii Febraayo, mid ka mid ah sababaha la soo bandhigay ayaa ahaa in laga hortago in Jamhuuriyadda Islaamiga ahi ay horumariso nukliyeer.
Go'aanka ugu dambeeyay ee Iran ee lagu xiray Marinka Hormuz oo shaki gelinaya sheegashada Trump ee inuu heshiis dhow yahay
Iran waxay hadda leedahay in xaaladdu ay dib ugu laabanayso sidii ay ahayd maalmo ka hor, iyadoo marinka uu si adag u hoos imanayo gacanta ciidanka Iran.
Dhaqaalaha Shiinaha wuu kobcayaa inkastoo dagaalka Iran uu socdo. Sababta maxey tahay?
Tani waa markii ugu horreysay ee Shiinuhu uu si rasmi ah u shaaciyo xogta GDP tan iyo markii ay dowladdu hoos u dhigtay bartilmaameedka koboca.
Wareysi madaxweyne Ku xigeenka: Jubaland wel-wel ma ka qabtaa in dowladdu ka qaaddo tallaabo la mid ah tii Koonfur Galbeed?
Maamlka Jubaland ayaa si adag uga horyimid qorshaha dowladda federaalka Soomaaliya ay ku dooneyso in ay doorasho uga qabto deegaanno ka tirsan Jubaland
Xisbullah oo diiday in ay hubka dhigto, BBC ayaa waraysatay mid kamid ah ragga sare ee xukuma
Safa ayaa intaa ku daray in aysan jirin wax wadahadal ah oo ku saabsan hubka kooxda "ilaa xabad joojin sax ah laga gaaro
Sida go'aanka Iran u saameeyay shidaalka dunida
Qiimaha shidaalka ayaa isbadak ku dhacay dunida oo dhan kadib markii Iran sheegtay in Marinka Hormuz uu si buuxda u furmayo ayna isticmaalayaan maraakiibta ganacsiga taa oo xasuusin u ah xabad joojinta.
Sidee bay tuugadani dharaar cad dhac ugu geysateen banki ku yaalla Yurub, ayagoo dad badanna qafaashay
Qaar ka mid ah la haystayaasha ayaa si fudud u ruxay burburka muraayadaha, oo inta iska jafay dabadeed dibadda u soo baxay.
Xoghayaha difaaca Maraykanka: "Xayiraadda dekedaha Iiraan waxay sii soconaysaa ilaa iyo inta loo baahdo"
Waa markii ugu horreysay ee ay shir jaraa'id wada qabtaan xoghayaha difaaca iyo taliyeyaasha sare ee Maraykanka tan iyo markii la bilaabay xayiraadda saaran dekedaha Iiraan
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 20 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 17 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 17 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 16 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

























































