BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Saamaynta dagaalka Iiraan ee geeska Afrika oo Itoobiyana ay ku jirto
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in la ‘’kaydsado’’ shidaal, saraakiisha ayaa ka hadlay hababka ay tahay in qof kasta uu raaco si uu ugu isticmaalo shidaalka harsan si wanaagsan.
TOOS, Trump oo cambaareeyey sida ay Iiraan u maareynayso Marinka Hormuz.
Tan iyo markii la gaaray heshiiska xabbad-joojinta ee u dhexeeya Iiraan iyo Maraykanka, Iiraan si dhammeystiran uma aysan furin Marinka, iyada oo sabab uga dhigtay duqeymaha ay Israa'iil ka waddo Lubnaan.
Maxaa ka jira in xaaska Trump ay xiriir la lahayd Jeffrey Epstein?
Melania ayaa beenisay warar internet-ka ku faafay oo sheegaya in Epstein uu isbaray iyada iyo Donald Trump, iyadoo ku tilmaantay "isku dayo xun oo lagu dhaawacayo sumcaddayda".
Shan arrimood oo sahlan oo aad ku yarayn karto baruurta caloosha
Dad badan ayaa gymka aada si ay u yareeyaan baruurta caloosha, laakiin qaarkood dhab ahaantii dheg uma dhigaan waxa loo baahan yahay in la sameeyo.
Maxaa laga ogyahay nooca cusub ee cudurka Covid ee qaybo dunida ka mid ah lagu arkay
Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa isha ku haya nooc cusub oo ah Covid-19 oo noocyo badan leh, kaas oo ilaa hadda laga helay 23 waddan.
Maxay tahay hawsha markabka shidaal qodidda ee Muqdisho soo gaaray
Khubaradu waxay aaminsan yihiin in hawsha qodidda ceelasha ay qaadan karto ugu yaraan shan sano ka hor inta aan loo gudbin soo saarista
Cod, Doorasho xalaal ah ma ka dhici doontaa Jabuuti, aragtida mucaaradka iyo muxaafadka, Muddada 14,13
Laba ra'yi ayey kala qabaan labada dhinac, inkastoo aysan kala aragti duwanaantaas aysan u baaqan doorashada, walow mucaaradka qaarkood ay qaadaceen ka qab galkeeda
Maxay raga mayalka adag ee hugaamiya Iran uga xanaaqsan yihiin xabad joojintii lala galay Maraykanaka?
Maalmo ka hor, kooxaha mayalka adag ee jamhuuriyadda Islaamiga ah ayaa magaalada Tehraan suray boor aad u wayn mid ka mid ah isgoysyada ugu mashquulka badan ee caasimadda Iran.
"Netanyaahu ma noqon karaa qofka kaliya ee aan rabin nabadda Bariga dhexe" - The Economist
The Economist waxay sheegtay in su'aasha hadda jirtaa ay tahay in xabbad-joojintu sii jiri doonto oo ay horseedi doonto heshiis kama dambays ah,iyo in ay noqon doonto mid muddo gaaban socota.
Ma-gafihii tahriibayaasha u kala gudbin jiray Itoobiya iyo Libya oo la qabtay
Markhaatiyo laga soo ururiyay in ka badan 100 dhibanayaal ah iyo qoysaskooda oo ku kala nool Ethiopia, Libya, Netherlands, Switzerland, UK iyo Canada ayaa sidoo kale gacan ka geystay baaritaanka, sida ay booliska sheegeen.
Waa kee dalka bilaabay in uu ka faa'iideysto shidaalkii Venezuela?
Markabka Minerva Gloria wuxuu ku xiran yahay Mississippi Sound, oo aan ka fogayn kaydka batroolka ee baaxadda leh ee Maraykanku ku leeyahay Gacanka Mexico.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 10 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 10 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 9 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 9 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

























































