BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Xaaladda magaalada Baydhabo oo saaka kacsan iyadoo iska hor imaadyo laga soo sheegayo magaalada
Xogta aan halkaas ka heleyo waxay sheeegeysaa, in dadka deegaanku ay arkeen ciidamo jihooyin kala duwan ka soo galaya magaalada, inkastoo uusan jirin dagaal xooggan oo haatan dhex maraya labada dhinac.
Muxuu yahay qorshaha Israa'iil ay wado ee ka dhanka ah Falastiniyiinta?
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa soo jeediyay in ku dhowaad laba milyan oo qof oo ku nool Gaza laga barakiciyo dhulkaas, kadibna dhulka dagaalku burburiyay laga dhigo goob dalxiis oo heer sare ah
Israa'iil ayaa ka digtay inay tallaabo aargoosi ah qaadi doonto haddii UK ay cunaqabatayn soo rogto.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Israel, Gideon Saar, ayaa uga digay Britain inay Israel ka aar-goosan doonto haddii dowladda UK ay cunaqabateyn kusoo rogto Israel, sababo la xiriira qorshayaasha ballaarinta deegaannada Yuhuudda ee Daanta Galbeed.
Basnet: Farriintayda ku socota qof kastaa waa inay ka fogaadaan dowladda Iiraan
Wasiirka Maaliyadda Mareykanka ayaa sheegay in shirkadaha diyaaradaha, warshadaha maraakiibta iyo hantida dijitaalka ah ay noqon karaan bartilmaameedyada xiga ee dadaallada Mareykanka ku doonayo inuu Iran dhaqaale ahaan go’doomiyo.
8 ka mid ah dhismayaasha ugu midabbada quruxda badan dunida
Muddo dheer, dadka naqshadeeya dhismayaasha waxay midabka u isticmaali jireen sidii qalab muhiim ah oo lagu kordhiyo soo-jiidashada iyo hal-abuurka shaqadooda.
Sudan:"Dagaalku wuxuu si toos ah u sababay inaan kala tagno aabbaha carruurtayda"
"Dagaalku wuxuu si toos ah u sababay inaan kala tagno aabbaha carruurtayda."
Masar iyo Shiinaha ma waxay ballaarinayaan iskaashigooda milatari?
Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping, ayaa booqanaya Qaahira, xilli iskaashiga milatari ee u dhexeeya Qaahira iyo Beijing uu sameynayo horumar weyn. Horumarradaas waxaa ka mid ah dhoollatusyo iyo tababbarro cirka ah oo ay labada dal si wadajir ah u sameynayaan.
Maraykanka oo ilaa 200 oo ciidamadiisa ah kala baxaya dal ku yaalla Galbeedka Afrika
Sida la qorsheeyay, ciidamada Mareykanka ayaa la filayaa inay dalka ka baxaan dhammaadka bisha September, wuxuuna ku soo aadayaa xili uu dalku ku jiro xaalad adag.
Aargoosiga Iiraan ma u qalmaa dadkii ku dhintay duqeymaha Maraykanka uu ka geystay Koofurta Iiraan?
Warbaahinta Iiraan ayaa tebisay in aargoosi duqeymaha Maraykanka ay bilowdeyn
Wasiir aan Muslim aheyn oo dalbanaya in xajka la geeyo iyo cabsi uu wajahayo
Arrintaan waxaa ka dhashay falcelin caro, iyadoo laga dalbaday inu bixiyo raali-gelin aan shuruud laheyn.
Muxuu yahay guriga mucjisada ah ee uusan qaadin daadkii ku dhuftay Nepal?
Biyaha xoogga badan ayaa si joogto ah ugu dhacaya dhismaha, waxaana u muuqata in daqiiqad kasta ay awoodaan inay guriga laftiisa qaadaan.
Lionel Messi oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha xulka qaranka Argentina
Xiddiga kubadda cagta adduunka ee Lionel Messi ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha xulka qaranka Argentina, isagoo sheegay in go'aankaasi uu "xanuun ku hayo," balse "waqtigii uu yimid."
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Raysal wasaaraha Canada oo wajahaya tijaabo muhiim ah kadib markii uu ka baxay heshiiskii Trump
Ra’iisul Wasaaraha Canada wuxuu wajihi doonaa tijaabo muhiim ah, maadaama uu u baahan yahay inuu shacabka ku qanciyo in go’aankiisii ahaa inuu ka tanaasulo wadaxaajoodyadii Aqalka Cad uu u qalmo cawaaqibka ka dhalan kara.
Garsoore Mareykan ah oo xayiradda fiisaha ka qaaday Soomaaliya iyo 74 dal oo kale
Garsoore Mareykan ah ayaa Jimcihii 21-kii Agoosto baabi'iyay siyaasadda maamulka Donald Trump ee hakisay fiisooyinka muwaadiniinta 75 waddan, oo ay ku jirto Soomaaliya.
Nolosha qarsoodiga ah ee hoggaamiyaha Iiran iyo shaki laga muujiyay xaaladdiisa nololeed
Toddobaadkii hore, waxaa magaalooyinka Tehran, Qom iyo Mashhad lagu qabtay xuska sannad-guuradii 40-aad ee geeridii Cali Khamenei. Xuska munaasabdaas, Mojtaba Khamenei kama uusan soo qaybgelin taxanaha cusub ee xafladahaas, mana jirin wax muuqaal ama cod ah oo laga baahiyay isaga.
Muxuu waddankaan saaxiibka la ah Soomaaliya u diiday in uu ku biiro heshiiska Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan?
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa hore u sheegay in Masar ay ku biiri karto heshiiska marxalad dambe, sababtoo ah, sida uu sheegay, Qaahira waxaa loo arkaa "saaxiib dabiici ah" oo ka tirsan saddexda waddan.
Cabdi Daysane oo BBC uga warramay guusha uu ka gaaray doorashada Minnesota
Natiijada doorashada hordhaca ah waxay Daysane u tahay tallaabo muhiim ah, waxaana uu hadda diiradda saari doonaa doorashada guud iyo ololaha ballaaran ee ka horreeya.
Trump oo qirtay in si qarsoodi ah loo saaray diyaarad aan ahayn tan madaxweynaha cabsi laga qabo Iran
Arrintan ayaa soo shaac-baxday ka dib markii la soo wariyay in Trump uu raacay diyaaradda Air Force One 8-dii July iyadoo ay arkayaan kamaradaha telefishinka, ka hor inta uusan ku dhuuman gaari cuntada qaada si loogu wareejiyo diyaarad milatari.
Sidee BBC-du ugu suurtagashay inay dabagal ku hesho madaxii sirdoonka Bashar al-Assad ee is qarinayay?
Waxaan sawirro ka qaadnay bog kasta oo ka mid ah buug-xusuustii laga helay guriga Hussam Luka, markii aan London ku soo laabannayna, waxaan bilownay inaan hubinno dhammaan 155-ka lambar ee taleefan ee ku qornaa.
Warar sheegaya in Trump uu ku dhex dhuuntay gaariga cuntada ee gudaha diyaarad sir ah cabsi laga qabay hanjabaadda Iiraan
Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in madaxweynaha Mareykanka laga wareejiyay diyaaraddii hore ee Air Force One oo la saaray diyaarad ciidan, xilli uu ka soo baxayay shir madaxeedka NATO oo bishii hore ka dhacay Turkiga.
Maxaad kala socotaa heshiiska difaac ee seddex-geesoodka Sacuudiga, Pakistan iyo Turkiga
Il wareed ku dhow dowladda Sacuudiga, oo xogta siiyay AFP, ayaa xaqiijiyay in heshiiska lagu saxiixi doono maalinta Jimcaha ee magaalada Jeddah oo ku taal xeebta Badda Cas.
Muxuu Sacuudigu ka faa'iidayaa dagaalka Iran?
Shirkadaha shidaalka ee Sacuudiga ayaa helay faa’iidooyin ka dhashay kor u kaca qiimaha saliidda intii uu socday dagaalka Iran, inkastoo wax-soo-saarku hoos u dhacay. Haddaba maxay faa’iidooyinkan uga dhigan yihiin Sacuudiga, ma sii jiri doonaan muddo dheer?
Nafaqo-darrada carruurta Baydhabo oo aad looga dayrinayo
Sida laga soo xigtay falanqayntii ugu dambeysay ee IPC, qiyaastii lix milyan oo qof, taasoo ah mid ka mid ah saddexdii qof ee Soomaalida ah, ayaa wajahaya cunto yaraan, iyadoo ku dhawaad 1.9 milyan ay u baahan yihiin gargaar degdeg ah.
Ma taqaanaa gantaalka ugu halista badan ee yalla Afrika xilligaan?
Gantaalkan waxaa la rumeysan yahay inuu la shaqeynayay militariga dalka sannado badan, inkastoo la'aanta xaqiijinta hore ay muujinayso u janjeersiga militariga Aljeeriya ee ah inaysan ku dhawaaqin iibsashada hub cusub.
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 3 Sebtembar 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 3 Sebtembar 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 2 Sebtembar 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 2 Sebtembar 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.














































































