BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Markab badeeco qaada oo lagu weeraray meel u dhaw dekadda Xudeyda ee Yeman
Hay'adda Hawlgallada Ganacsiga Badda ee UK ayaa sheegtay inay heshay warbixin ku saabsan weerar lagu qaaday markab xamuul ah meel u dhow dekedda Yemen ee Hodeidah.
Sidee qalabka elektaroonikada u saameeyaan jirkeena?
Daraasado dhawaan la sameeyay ayaa muujinaya in taleefankaaga iyo aaladaha kale ee elektaroonigga ahi ay beddeli karaan qaabka qoortaada, dhaawici karaan araggaaga, saameyn karaan habka aad u socoto, isla markaana daciifin karaan murqahaaga. Khubarada qaarkood waxay xitaa ka cabsi qabaan in ku tiirsanaanta tiknoolajiyadu ay soo dedejinayso gabowga.
Luuqada dahsoon ee uu adeegsan jiray huggaamiyihii Iran Cali Khamenei
Si loo falanqeeyo khudbadda Cali Khamenei, waxaa la doortay 150 erey oo muhiim ah oo si joogto ah ugu soo noqnoqda qoraalladiisa muddo 32 sano ah. Kadib, kordhinta ama hoos u dhaca isticmaalka mid kasta oo ka mid ah ereyadan waqti ka dib ayaa la xisaabiyay. Dukumeentiga hadda jira, waxaan soo bandhignay natiijooyinka xisaabinta noocaas ah.
250 sano kaddib Mareykanku ma yahay meel loo haajiro?
Mareykanka uu u dabaaldegaya sanadguuradii 250-aad, ayuu Cabdi Iftin ka walaacsan yahay si la mid ah Mareykan badan waxa uu noqonayo mustaqbalkiisa.
The New York Times oo xaqiijisay runnimada xog ay baahisay oo ku aadan qorshe Israa'iil ku qaarijineyso Cabbas Araqchi iyo Mohamed Qalibaf
Sida laga soo xigtay New York Times, maamulka Donald Trump ayaa uga digay Tehran shirqool Israa'iil ay ku dilayso Afhayeenka Baarlamaanka Mohammad Baqer Qalibaf iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Abbas Araqchi.
Dulimaad ka yimid Iran oo ku dagay Sanca iyo Kulan degdeg ah oo ka dhacay Riyaad
Al-Masirah, oo ah telefishinka Xuutiyiinta ee Yemen, ayaa daabacay warbixin ku saabsan rakaab ka degaya garoonka diyaaradaha ee Sanaa iyo rakaab ka degaya garoonka diyaaradaha ee Tehran duulimaadkii soo laabashada.
'Riyadii Maraykanka way soo noqotay' Trump oo khudbad ka jeediyay dabaaldegga sanadguurada 250aad ee Maraykanka
Khudbaddii Donald Trump ee munaasabadda sannad-guurada 250-aad ayaa xambaarsanayd mowduucyo uu inta badan uu ku celceliyo
Xuutiyiinta Yemen oo ku hanjabay inay weerari doonaan Sacuudiga
Kooxda Xuutiyiinta ee Yemen ayaa sheegtay in ciidamadeedu ay ka hortageen "diyaarado dagaal oo Sacuudi ah" oo ay ku eedeeyeen inay isku dayayeen inay hor istaagaan diyaarad rayid ah oo laga leeyahay Iran inay ka degto Garoonka Diyaaradaha ee Sanca.
Baaxadda burburka soo gaaray xarumaha militari iyo kuwa Niykleerka Iran oo la soo bandhigay
Baaxadda burburka soo gaaray qaar ka mid ah xarumaha milateriga iyo kuwa nukliyeerka ee Iran ayaa markii ugu horreysay la shaaciyey, kaddib markii la sii daayay in ka badan 250,000 oo sawirro dayax-gacmeed oo heer sare ah, kuwaas oo hore loo xaddiday in la helo.
Qoys gabadhooda nolosh ku gubayay oo laga badbaadiyay
Booliisku waxay maxkamadda hor keeneen afarta eedaysane, intii ay socotayna hooyada iyo walalaaha gabadha ayaa loo diray xabsiga, labadeeda walaaladoodna waxaa lagu xiray xabsiga booliiska muddo afar maalmood ah.
BBC-da oo booqatay Marinka Hormuz iyo wixii ay ku soo aragtay
Suuqyada Bandar Abbas, oo muddo dheer ahaa xarun ganacsi oo wax laga iibsado ayaa ahaa mid aad u mashquul badan xilligii ay kooxda BBC-du booqashada ku tagtay.
Koobka Adduunka 2026: Waa kee dalka ay dhammaan ciyaartoydiisu ku dhasheen qurbaha?
Koobka Adduunka 2026 ayaa leh heerka boqolleydii ugu sarreysay ee ciyaartoy u ciyaaraya dal aan ahayn kii ay ku dhasheen; taas oo u dhiganta ku dhowaad afar meelood oo meel marka loo qeybiyo wadarta guud ee ciyaartoyda ka qaybgalaysa koobka.
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Sacdiyo Bajaaj oo xabsi 3 sano ah lagu xukumay, maxaa lagu sababeeyey
Maxkamaddu waxay sheegtay inay ku heshay dambiyadii ay xeer ilaalintu ku soo oogtay, qareennadeedana waxay sheegeen inay racfaan ka qaadanayaan xukunka
Iran: '$6 bilyan oo hantidii xayirneed ah ayaa naloo sii dayn doonaa'
Wafuud Maraykan ah iyo Iran ayaa goor hore gaaray dalka Switzerland si ay qayb uga noqdaan wada-xaajoodyo farsamo oo hoos imanaya heshiis is-afgarad ah oo la saxeexay Arbacadii si loo soo afjaro colaaddii bariga dhexe ee bilihii la soo dhaafay socotay, dibna loogu furi lahaa marin biyoodka Hormuz.
Waa kuma Andy Burnham, ninka la filayo in uu noqdo ra'iisul wasaaraha cusub ee Ingiriiska?
Waqtigii lagu guda jiray aftida Brexit, waxa uu muujiyay rabitaan uu ku doonayo in uu arko UK oo dib ugu biirta Midowga Yurub inta uu nool yahay.
Suuriya beddel ma u noqon kartaa Israa'iil si ay u xakameyso Xisbullah?
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale ka hadlay suurtagalnimada in Suuriya ay door ku yeelato iska hor imaadka Xisbullah ee dalka Lubnaan, isagoo ku dhawaaqay inuu arrintaas kala hadlay madaxweynaha Suuriya Axmed Al-Sharaa, uuna qarka u saaran yahay inuu faylka Xisbullah ku wareejiyo Suuriya.
Ma laga soo gudbay casrigii lagu dagaallami jiray taangiyada, maxaase beddelay?
Taangiyada iyo gaadiidka gaashaaman ee si culus u hubaysan ayaa si degdeg ah u luminaya muhiimaddoodii goobaha dagaalka ee u dhexeeya Ruushkaiyo Ukraine.
Dilal, silic iyo arxan-darro: Shan maamul oo taariikh dhiig badan ku reebay Afrika
Markii ay talada qabteen, intooda badan waxay ku xukumeen gacan bir ah, iyagoo hirgeliyey siyaasado cabburin ah oo ay ka mid ahaayeen dilal siyaasadeed, daldalid ama dilal si fagaare ah loo fuliyo, xarigyo aan sharci ku salaysnayn, iyo adeegsiga jirdilka gudaha xarumaha lagu hayo maxaabiista.
Iiraan: Ma jiraan qorshayaal lagu booqanayo xarumaha waxyeelladu soo gaartay ee Nukliyeerka
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iran, Esmail Baghaei, ayaa shalay sheegay:“Ma jiro qorshe ay IAEA ku kormeerto xarumaha Iran ee ku waxyeelloobay duullaankii militari ee Maraykanka iyo maamulka Sahyuuniyadda"
Su'aalaha aan jawaabaha loo hayn ee heshiiska Maraykanka iyo Iiraan
Dowladaha Khaliijka carabta ayaa si wadajir ah ay neefta uga soo fuqday balse waxay muujinayaan taxadar ku aadan heshiiska mareykanka iyo Iran.
Maxaan ka ognahay ilaa iyo hadda safarka uu madaxweyne Cirro ku tagay Israa'iil?
Cabdiraxmaan Cirro, madaxweynaha Somaliland ayaa qoraal uu soo dhigay barta Facebook, waxa uu ugu mahadceliyay madaxweyne Isaac Herzog iyo shacabka Israa'iil soo dhawayntooda.
Hormuz ma furmi doonaa, cunaqabateyntana ma laga qaadi doonaa? Qodobbada muhiimka ah ee heshiiska Iran iyo Mareykanka
Kaliya marka Iran la xaqiijiyo inay fulisay shuruudaha heshiiska ayaa la siin doonaa faa’iidooyin dhaqaale.
Afar sababood oo ka hortagi kara xabbad joojin waarta oo dhex marta Iran iyo Maraykanka
Dagaalkan soo cusboonaaday ayaa imaanaya maalmo kadib markii Iran ay gantaal ku garaacday Israa’iil maalintii Axadda.
Duuliyihii meydka Siyaad Barre sida qarsoodiga ku keenay Soomaaliya oo markii ugu horreysay hadlay
Wuxuu ka sheekeeyey khadad duullimaad oo ay mareen, garoomo dayaaradeed oo ay ku raad-tirteen iyo lambarro duullimaad oo ay isticmaaleen
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 6 Luulyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 3 Luulyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 3 Luulyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 2 Luulyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.













































































