You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Khatar intee le'eg ayaa ku jirta in Maraykanku la wareego Yuraaniyamka Iiraan
Bilawgii dagaalka, Iiraan waxa ay haysatay ku dhawaad 440kg oo Uranium ah oo la tayeeyay 60%, sida ay sheegeen saraakiil sarsare oo Maraykan ah.
TOOS, Trump oo sheegay in Mareykanku uu ka bixi doono dagaalka Iiraan 'laba ama saddex toddobaad gudahood'
Trump oo sheegay in Mareykanku uu ka bixi doono Iiraan 'laba ama saddex toddobaad gudahood' haddii heshiis la gaaro ama aan la gaarin'
"Dunida uma furna waddo kale oo aan ka ahayn in Iiraaniyiinta lala xaajoodo" – the Financial Times
Sida laga soo xigtay khubarada millatariga reer galbeedka, dabeecadda aagga juqraafi, oo ay weheliso awoodaha tignoolajiyada Iran, oo ay ku jiraan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, ayaa ka dhigaya mid aad u adag in la sugo maritaanka marin-biyoodka Hormuz.
Faahfaahinta qaabkii xulka Soomaaliya ay ugu soo gudbeen cayaaraha AFCON 2027
Labadii cayaar ee labada kooxood dhex maray ayey Soomaaliya muujisay in ay aad u dhiifoon tahay inkastoo uu cadaadis haystay
Muxuu yahay hubka halista ah ee maalmihii u dambeeyay uu Mareykanka u adeegsaday Iiraan?
Khubarada hubka oo falanqeeyay sawirro la daabacay ayaa sheegay in gantaallo casri ah oo Mareykanku adeegsaday ay u badan tahay in loo isticmaalay weerarkii dhimashada badnaa ee bishii hore ka dhacay deegaan dadweyne oo ku yaalla Iiraan.
Trump oo ku yiri UK iyo dalalka kale 'socda shidaalkiinna ka keensada' Marinka Hormuz ee 'iska qaata'
Saameynta colaadda Bariga Dhexe ayaa sii baahaysa, iyadoo aysan muuqan calaamado muujinayo goorta dagaalku soo afjarmayo maadama weli weerarrada iyo hanjabaaduhu sii socdaan
Goorta uu Turkiga qodista shidaalka ka bilaabayo Soomaaliya oo la shaaciyay
Marka la isku daro maraakiibta qodista iyo kuwa sahmiya, Turkiga wuxuu hadda kaalinta afraad kaga jiraa caalamka marka loo eego baaxadda maraakiibtiisa.
Dagaalka Iiraan: Seddex cashar oo Trump uu ka baran karo taariikhda
Taariikhdu waxay casharro u soo saartay kuwa ku jira dagaalka ka socda Bariga Dhexe, sida ay u fahmaan casharradaasna waxay muujin doontaa jihada iyo waqtiga ay dunidu u baahan doonto si ay u wajahdo dhibaatooyinka.
Wax ka ogow shanta marin ee ugu muhiimsan ganacsiga caalamiga ah
Dagaal u dhexeeya xulafada Maraykanka iyo Israa'iil iyo Iran ayaa keenay dhibaato caalami ah: nidaamka ganacsiga caalamiga ah waxaa lagu dhisay dhowr waddo oo badda ah oo loo yaqaan marin-biyoodka. Waa kuwan waxa aan ka naqaanno shanta waddo ee ugu muhiimsan badda.
Xadgudubyada galmada waxay ka mid yihiin 'nolol maalmeedka' qaybo ka mid ah Suudaan
Dhibbanayaashu waxay sharraxeen sida loo beegsaday iyagoo ku guda jiray hawlahooda maalmeed.
Dal Yurub ku yaalla oo hawadiisa u diiday dayaaradaha Maraykanka ee qaybta ka ah dagaalka Iiraan
Wasiirka arrimaha dibadda ayaa sheegay in ujeedada go'aanka ay tahay "inaan la samayn wax kasta oo dhiirigelin kara sii hurinta dagaalkan".
Dagaalka khaliijka iyo baabul-Mandab: Xuutiyiintu ma noqon doonaan naxdinta kale ee suuqyada saliidda?
Toddobaadkan, bil kaddib markii Mareykanka iyo Israa'iil ay billaabeen dagaalka ay kula jiraan Iiraan, xulafada Iiraan ee Yemen oo ah Xuutiyiinta ayaa ugu dambeyntii soo galay dagaalka.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 1 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 1 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 31 Maarso 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 31 Maarso 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.