Muuqaal: Maansada guurka ragga lacagta leh lagu amaanay

Published

Ismahan Araweelo ayaa BBC-da uga warantay sababta ay ugu amaanto maansooyinkeeda guurka ragga lacagta leh,Fadlan ra’yigaagana ka soo dhiibo.