You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Maxaa lagu xasuusanayaa Obama
Published
Madaxweyne Obama waxa uu toddobaadkan ka tagayaa oo alaabtiisa ka uruursanayaa Aqalka Cad ee looga taliyo Mareykanka, kadib markii uu muddo sideed sano ah xilka soo hayay.
Farhan Jimale ayaa soo jeedinaya warbixintan oo aan ku eegeyno waxa lagu xasuusan doono siyaasaddiisa gudaha.