Haweeneyda hoggaamineysa howlgalka Imaaraatka ee Meeraha Mars
Published
Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa dayax-gacmeed u direysa hawada sare, shaqadaas oo lix sano soo socotay. Sarah Al-Camiri waa haweeneydan hoggaamineysa.
Gabadhan oo ah seynisyahan ayaa BBC la hadashay,.

