Sawirro shimbiro laga qaaday oo abaal marin lagu mutaystay

Published

Tartan loogu talogalay in lagu xuso kala duwanaanta iyo nolosha shimbiraha ayaa waxaa abaalmarinta koowaad heley sawir laga qaaday balanboolo

Balanboolo iyo dhasheeda
Qoraalka sawirka, Sawir qaadaha lagu magacaabo Alejandro Prieto Rojas ayaa abaalmarinta koowaad ku heley sawirkan oo uu ka qaaday tuulada Rio Lagartos, Mexico.
Markus Varesvuo ayaa heley abaalmarinta layli sawireedka ugu wanaagsan
Qoraalka sawirka, Markus Varesvuo ayaa heley abaalmarinta layli sawireedka ugu wanaagsan
Gabor Kapus ayaa dabin u dhigay shimbiro, balse ka hor intii aysan ku dhicin ayaa waxaa soo dhexgashay dawacadan, sawirkan ayaase soo baxay quruxda badan
Qoraalka sawirka, Gabor Kapus ayaa dabin u dhigay shimbiro, balse ka hor intii aysan ku dhicin ayaa waxaa soo dhexgashay dawacadan, sawirkan ayaase soo baxay quruxda badan
Ben Hall ayaa sawiray haadkan dul hoganaya buuraha Torres del Paine National Park, Chile.
Qoraalka sawirka, Ben Hall ayaa sawiray haadkan dul hoganaya buuraha Torres del Paine National Park, Chile.
Jamie Hall ayaa kaamaradiisa ku rakibtay cayayaan dhintay gadaashiis si uu u sawirro shimbirta qaadan doonta.
Qoraalka sawirka, Jamie Hall ayaa kaamaradiisa ku rakibtay cayayaan dhintay gadaashiis si uu u sawirro shimbirta qaadan doonta.
Sawir-qaade Piotr Charan ayaa sawirkan ka qaaday dooxada Odra , ee galbeedka Poland
Qoraalka sawirka, Sawir-qaade Piotr Charan ayaa sawirkan ka qaaday dooxada Odra , ee galbeedka Poland
Bret Charman ayaa isaguna tantanka sawirada shimbiraha uga qeybgalay sawirkan cajiibka ah
Qoraalka sawirka, Bret Charman ayaa isaguna tantanka sawirada shimbiraha uga qeybgalay sawirkan cajiibka ah
Shimbiro biyo ku dul dagaalamaya ayuu sawiray Andrew Parkinson
Qoraalka sawirka, Shimbiro biyo ku dul dagaalamaya xili aroor ah ayuu sawiray Andrew Parkinson
Dekada Trondelag, ee Norway, shimbirahan dabaalanaya ayaa qabtay kaamirada Pal Hermansen
Qoraalka sawirka, Dekada Trondelag, ee Norway, shimbirahan dabaalanaya ayaa qabtay kaamirada Pal Hermansen
Dalka Singapore, sawir qaade Kelvin Dao ayaa qaaday sawirka shimbirtan muraayadda isku eegeysa
Qoraalka sawirka, Dalka Singapore, sawir qaade Kelvin Dao ayaa qaaday sawirka shimbirtan muraayadda isku eegeysa
Weber Marc ayaa sawiray shimbiro buulkooda kusoo guryo laabanaya
Qoraalka sawirka, Weber Marc ayaa sawiray shimbiro buulkooda kusoo guryo laabanaya