Sawirro: Tartan taallo dad ah oo ka dhacay Spain

Published

Labadii sano mar ayaa magaalada Tarragona ee Spain ay qabataa tartan dadka ay ku tartamayaan taallo dad ka samaysan.

Koox samaysay taallo la yiraahdo "castell" markii lagu qabtay tartanka magaaladaTarragona.
Qoraalka sawirka, Koox samaysay taallo tartan la yiraahdo "castell" markii lagu qabtay tartanka magaaladaTarragona.
42 kooxood ayaa ka qayb qaatay tartanka dhacay Tarragona, oo ku taal 100km banaanka Barcelona
Qoraalka sawirka, 42 kooxood ayaa ka qayb qaatay tartan ka dhacay Tarragona, oo ku taal 100km banaanka Barcelona.
kooxaha ayaa tababaranaya ka hor intaan la gaarin tartanka
Qoraalka sawirka, kooxaha ayaa tababaranaya ka hor intaan la gaarin tartanka.
Ilmo madaxa loogu xiray helmet badbaadiya ayaa ka mid ah kooxda oo meesha u koraysa saaran
Qoraalka sawirka, Ilmo madaxa loogu xiray helmet badbaadiya ayaa ka mid ah kooxda oo meesha u koraysa saaran.
Dhaqanka tartanka castells ayaa jirijiray ilaa qarnigii 18th ee Catalonian festivals.
Qoraalka sawirka, Dhaqanka tartanka castells ayaa jirijiray ilaa qarnigii 18th ee Catalonian festivals.
Kooxda ayaa bilaabaysa inay sameeyaan taallo iyagoo korka isaga istaagaaya si loo dhiso
Qoraalka sawirka, Kooxda ayaa bilaabaysa inay sameeyaan taallo iyagoo korka isaga istaagaaya si loo dhiso.
Kooxaha ayaa dhibco ku helaya sida ay u kala dhib badan yihiin taalada ay sameeyaan. Taalada ayaa loo arkaa guul markii aysan kala daadan dadka.
Qoraalka sawirka, Kooxaha ayaa dhibco ku helaya sida ay u kala dhib badan yihiin taalada ay sameeyaan. Taalada ayaa loo arkaa guul markii aysan kala daadan dadka.
Taalladii ugu dhereed ayaa ahayd 10 dabaq oo sadex qof ay dabaqii saaran yihiin
Qoraalka sawirka, Taalladii ugu dhereed ayaa ahayd 10 dabaq oo sadex qof ay dabaqii saaran yihiin.
Kooxda "Castellers de Villafranca" ayaa ku guulaystay tartanka oo la qabtay Sabtidii iyo Axadii.
Qoraalka sawirka, Kooxda "Castellers de Villafranca" ayaa ku guulaystay tartanka oo la qabtay Sabtidii iyo Axadii.