Sawiradii laga qaaday dagaaladlkii ugu dambeeyay ee Israa'iil iyo Xamaas

.
Qoraalka sawirka, Kooxda Falastiiniyiinta ee Xamaas oo weerarro kadis ah ka fuliyay Israa'iil iyo kumanaanka ganaallaha ah ee ay ku garaaceen
Published
.
Qoraalka sawirka, Dhowr gantaal ayaa ku dhacay koonfurta magaalada Ashkelon. Israa'iiliyiin dhowr ah ayaana la dilay
.
Qoraalka sawirka, Dhismayaashan dabaqyada ah ayaa ka mid ahaa kuwii duqeeyay
.
Qoraalka sawirka, Israa'iiliyiintu waxay gabaad ka dhiganayeen barxadaha marka uu dhawaaqo seeriga hawada
.
Qoraalka sawirka, Laakiin qaarkood waxa ay gabbaad ka dhiganyeen bannaanka dhisme yaasha
.
Qoraalka sawirka, Kooxda Xammaas waxa ay galeen xuduudda Israa'iil, balse kuwani waxa ay ku sugnaayen Qasa iyagoo kusii jeeda xududda.
.
Qoraalka sawirka, Kooxda Xammaas waxa ay galeen xuduudda Israa'iil, balse kuwani waxa ay ku sugnaayen Qasa iyagoo kusii jeeda xududda.
.
Qoraalka sawirka, Qaarkood waxa ay isticmaalayeen cagaf cagaf si ay usoo jabiyaan xadka
.
Qoraalka sawirka, Waxaa gacanta lagu dhigay taangi ay leedahay Israa'iil waana la burburiyay
.
Qoraalka sawirka, Maleeshiyada Xamaas ayaa sidoo kale gacanta ku dhigtay gaarigan ciidamada Israel, waxayna dib ugu celiyeen Qaza
.
Qoraalka sawirka, Waxaa sidoo kale kamida cagaf-cagafkan
.
Qoraalka sawirka, Israa'iil waxa ay sheegtay in ay haatan ku guda jirto dagaal kadhan ah Xamaas
.
Qoraalka sawirka, Waxaa ay Israa'iil fulisay weerar aargoosi ah oo ay ku duqeysay Qasa kuna dhinteen ilaa 198 qof sida ay ma'uuliyiin sheegeen
.
Qoraalka sawirka, Dagal yahanno geeriyooday
.
Qoraalka sawirka, Qaar kamida dadkii daganaa Qasa oo ka qaxay guryahooda