BBC News,
Somali
U gudub qaybta macluumaadka
War
Daawo
Dhageyso
Qaybaha
War
Siyaasad
Soomaali
Haween
Ciyaaro
Saynis iyo Caafimaad
Fan iyo Dhaqan
Siyaasad
Soomaali
Haween
Ciyaaro
Saynis iyo Caafimaad
Fan iyo Dhaqan
Sawirro burburinta mowlacyada Ciraaq
Published
6 Luulyo 2014
Sawirro
Qoraalka sawirka,
Sawiradan oo la soo galiyay baraha bulshooyinka ee internetka ayaa muujinaya masaajidyo la duminayo waqooyiga Ciraaq.
Qoraalka sawirka,
Masawirada qaar ayaa muujinaya AlQubba Xuseeniya oo ah mawlac shiico oo lagu burburiyay magaalada Mosul.
Qoraalka sawirka,
Mintidiinta ayaa isticmaalay cagaf burburinta mowlac loo yaqaan qabrigii gabdhaha ee ku yaala Mosul.
Qoraalka sawirka,
Waxay aaminsan yihiin in ay ka soo horjeedaan diinta Islaamka mawlacyada iyo qabriyada muhiimka ah.
Qoraalka sawirka,
Mintidiinta ayaa burburiyay mowlaca Sacad Bin Aqeel Xuseeniya ee ku yaal Tal Afir 50 kilo meter galbeedka Mosul.
Qoraalka sawirka,
Mintidiinta ka tirsan ISIS ayaa la aaminsan yahay inay burburiyeen kaniisado ku yaal Mosul.
Qoraalka sawirka,
Masawiro kale ayaa muujinaya mawlaca Ahmed al-Rifai ee deegaanka Mahlabiya ee u dhow Tal Afar oo cagaf cagaf lagu burburinayo.
Qoraalka sawirka,
Mintidiinta ayaa burburinaya mawlacyada Shiicada iyo kuwa Suniyiinta, waxayna balanqaadeen inay burburinayaan meelaha aysan ogoleen oo dhan ee cibaadada.
Ka bood Muuqaalo gaagaaban oo sii wad
Muuqaalo gaagaaban
Qalabkan kuma ciyaari kartid maqalka iyo muuqaalka
02:23
Muuqaal,
'Netanyahu waa dambiile dagaal.. laguma soo dhaweynayo New York' - Zohran Mamdani
, Muddada2,23
00:21
Muuqaal,
Trump oo markuu Spain Koobka guddoonsiin rabay laga maqlay garoonka oorin iyo qeylo
, Muddada0,21
00:23
Muuqaal,
Madrid oo weli laga dabaaldagayo kadib guushii Spain ee Koobka Adduunka
, Muddada0,23
01:02
Muuqaal,
Maxay ciyaartoyda kubadda cagtu u xirtaan waxaan u eg rajabeetada dumarka?
, Muddada1,02
01:03
Muuqaal,
'Qofkii qoriga diida inuu dhiibo waa lagu dilayaa' -Tallaabooyinka lagu xaqiijinayo nabadda Galmudug
, Muddada1,03
00:53
Muuqaal,
Koofiyadda cowboy-ga oo soo jiidatay Erling Haaland iyo taageerayaasha Koobka Adduunka.
, Muddada0,53
00:50
Muuqaal,
Israa'iil ayaa duqeyn ku dishay qabanqaabiyihii daawashada Koobka Adduunka ee Qasa
, Muddada0,50
01:22
Muuqaal,
Ma ogtahay in kulanka France iyo Morocco ay garsoorayaasha oo dhan yihiin reer Argentina?
, Muddada1,22
01:25
Muuqaal,
Maxay ahayd macnaha calaamaddii "X" ee macalinka Masar uu sameeyay?
, Muddada1,25
00:41
Muuqaal,
Wiilashii Khamanei oo kasoo ag muuqday naxashka aabahood iyagoo murugaysan
, Muddada0,41
01:22
Muuqaal,
Maxaa keenay in Yurub ay xayiraado kusoo rogto baasaboorka Soomaaliga ah?
, Muddada1,22
Dhammaadka Muuqaalo gaagaaban
You might also like:
news
|
sport
|
weather
|
worklife
|
travel
|
future
|
culture
|
world
|
business
|
technology